Bangiga Dhaxe Somaliland oo digniino kasoo saaray Appliction lagu dhacay Soomaalida

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Bangiga dhexe ee Somaliland, ayaa waxaa uu digniin culus ka soo saaray qaab sharci darro ah oo muddooyinkii u dambeeyey lacago...

MURAAYADDA WAAYAHA: Qormadii labaad W/Q. Maxammad Saleebaan Cumar

0
“Qormooyin toddobaadle ah oo lafaguraya duruufaha nololeed iyo xaaladaha taagan” SICIR-BARARKA Sicir barar ayaa hadheeyay guud ahaan dalka. Waxa qiime beelay shilinkii maxalliga ahaa. Waxa marba...

Somaliland oo Mustaafurisay Saraakiil Ka Tirsan Hay’adda EUCAP

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland, ayaa dhawaan dalka ka mustaafurisay saddex sarkaal oo ka tirsan Hay’adda EUCAP oo ka shaqaysa Arrimaha Badda Soomaaliya...

HAMBALYO MEHER WACAN: jacfar Axmed Badde iyo Ugbaad Axmed Xaashi + DAAWO SAWIRADDA

0
HargeisaPress  —Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax...

Dhulka Danta-Guud ah ee Dawladu iibisay Sifihii Sharciga ahaa mala Mariyay?

0
Sida ku cad dastuurka jamhuuriyada Somaliland qodobkiisa 12naad faqradiisa 1aad waxa ay cadeynaysaa in dhulku yahay hantiguud oo ka dhexeeya ummadda masuuliyadiisana dawlada ayaa...

Nairobi: Soomaali Laga Dhacay 60 Kun oo Dollar

0
Nairobi (Hargeisa Press) – Muuqaal ay duubtay Kamaradda Qarsoon ee loo yaqaano CC Tv ayaa muujinaya nin Soomaali ah oo Lacag dhan Lixdan kun...

Hambalyo Aroos Farxad leh: Maxamed Ibraahin Jaamac Aw Timo-case iyo Warda Xasan Nuur Kirix

0
Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna lagu Farax…. Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulloow ka yeel.. Hooyo Rooda Xuseen Aadan, Awoowo Xuseen Aadan Guuleed, Ayeeyo Jinaw...

Siyaasiyiinta Koonfurtu Hargeysi Miisaan Ma U Yeeli Karaan Xisbiga Waddani; Maxaa Faa’ido U Ah...

0
Shaley waxa aan faaqiday tamarta ay ku biirrin karaan is-bahaysigu Waddani. Sida aan uga hadlay waxa bar bilow u ahaa taariikhdooda, xilliga kala guurka,...

HAMBALYO MEHER WACAN: Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre) iyo Khadra Aadan Muuse

0
HargeisaPress  —Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi...

Dood dhex martay Maalka, Cilmiga iyo Sharafta.!

0
Maalkii ayaa Hadalka ku hor marey oo yiri: Aniga waxaa la yiraahdaa Maal waxaan idinkaga fiicanahay 4 qodob oon la igu gaarayn, Dadkaa i Jecel...