Xoghayihii Hore Dawlada Hoose Ee Hargeysa oo Falaanqeeyay Micnaha Ay Samaynayaan Hadaladii Gudoomiye Faysal...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xoghayihii hore ee dawlada Hoose Hargeysa Cali Xasan Cawaale (Cali Nageeye), ayaa si qotodheer u falaanqeeyay hadaladii dhaliilaha ahaa ee ay...

Sababaha iyo Saamaynta: Korodhka Qiimaha Shillinka Somaliland

0
Sababaha iyo Saamaynta: Korodhka Qiimaha Shillinka Somaliland HORDHAC Xasilloonida iyo saldhigashada lacagta maxalliga ah marka loo eego qiimaha ay ku leedahay halbeegyada ama minqiyaaska lacagta adag...

Dib u dhaca Doorashada Waxaa Iska Leh Komishankii Hore Iyo Xisbiga Wadani

0
Somaliland waxay ahayd inay ka qabsoonto labada doorasho ee Madaxtooyada iyo Baarlamaanku sanadkan aynu ku jirno badhtankiisa, balse waxaa ku yimi dib u dhac,...

Xildhibaan Dhakoolow Waad Dhurantee Bal Dhugo W/Q: Cali Cabdi Coomay

0
Dhawaan ayuu warbaahinta la hadlay Xildhibaan Dhakool oo ka tirsan golaha wakiilada Soomaalilaan, kana soo jeeda gobolka Sool. Hadalka Xildhibaan oo badnaa waxa ku jirtay...

Kulankii aniga iyo Siilaanyo: Madaxweyne adigaa igu yidhi! Qalinka: Barkhad M. Kaariye

0
Waxay ahayd goor fiidnimo ah, inta qof ee isweydaarnaysay waxay marag u ahaayeen in goobta uu ka socday olole xooggan oo qasdigiisa laga midaysnaa....

GORFAYN: Doorka Qurba joogga Somaliland: Siyaasada, dhaqaalaha iyo musuq maasuqa: Q4aad

0
Dhaqaale intee leeg ayay masuuliyiinta qurba joogga ah ee la magaacaabaa u diraan dibbaddaha? Doorka qurba joogga ee musuq maasuqa, tahriibka iyo qabyaaladda? Doorkii...

Maxaa Sababay In Madaxweyne Siilaanyo Oo Codka Shacbiga Ku Yimi Ka Dhuunto Saxaafadda, By...

0
Dabeecada Aadamaha waxa ka mid ah in qof walba noloshiisa mar,  ama in ka badan la kulmo dhibaato,  yaalaa ma dhacdo inuu cimrigiisa ku...

Dhan baan anigu ahayoo, Dhedhexaad ma noqon karo! W/Q Maxamed Baashe Xaaji Xassan

0
Anigu, Maxamed Baashe ahaan, waxa aan isku tiriyaa inta u qoolan ee u dabran danta guud, una xidhan ilaalinta qaddiyadda ummadeed. Sidaas awgeed, waxa aan...

Bad-baadinta Barbaarta Dalka iyo Toosinta Dowlada W/Q Aamina Cali Muuse

0
dhamaan Akhristayaasha sharafta leh waxaan idinku Salaamaya salaanta islaamka ASALAAMU CALAYKUM WAX RAXMATULAAHI WABARAKAATU Waxaan Jecelahay  in maqaalkan si qoto dheer ugu lafa guro...

Ka sakow Taageerada Abaaraha, Maxaa laga Filan karaa Weftiga Reer Masar ee Waddanka Yimid?...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Abaaraha ka jira Somaliland waxa ay noqdeen kuwa saameyn weyn ku yeeshay dad iyo duunyo, oo ay saxaafadda guddaha iyo ta caalamku...