Somaliland intaaney ictiraaf raadin iyadu hays ictiraafto si indhaha caalamku dib u eegis ugu...

Somaliland waxay ku fashilantay Afartii arimood ee ugu muhiimsanaa ictiraaf raadinta kuwaas oo kala ah 1) Dimuqraadiyadii. 2) Xuquuqda assaasiga ah ee xuquuqul isnsaanka iyo...

Gacantaadda Ha Ku Dhaxal-Wariigin Dhulkaga Hooyo. Qallinkii Mahad ali Salaan.

Dharaartuu guumeysigu-Muska kaaga soo dhacay Dhayal kuhuma uu degin,-Dhoy-laawihiiyoow Badda weyn dhexdeedaa-Saan loogu dhiiboo Xeer la dhaabadeeyaa-Dhaxal looga reebii, Weli gaal kumuu dhalan-Dudiyeey korkaagee Hargeysaay ha dheelliyin-Ha dhantaalmin weligaa. Dadka...

Dastuurka Qaranka ayaa Qiray in Xoriyadu muwaadinku tahay xaq dastuuri ah !!

Canbaareyn Xadhiga Xoghayaha Arimaha gudaha ee Xisbiga UCID Maxamuud ali Saleebaan Ramaax. Aniga oo ka shidaal-qaadanaaya xeerarka Caalamiga ah ee Xaquuqda Aadamaha ee Qaramada Midoobay...

“Qof weyn oo caafimaad iyo miyirkiisa qaba, ha iska jiifo oo ha cuno, dadkana...

“Qof weyn oo caafimaad iyo miyirkiisa qaba, ha iska jiifo oo ha cuno, dadkana ha baryo waa ceeb,” ayuu yidhi Jimaale oo ah wiil...

Waa la Gaadhay Xiligii Somaliland u Badheedhi Laheyd Turkiga

Madaxweyneenu dhawr jeer ayuu faq iyo fagaareba ugu sheegay dawladda Turkiga in aanay dhexdhexaad ka aheyn wadahadalka u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya, maadaama oo...

Tacsi uu dirayo Guddoomiyaha kulmiye

Ujeeddo: Tacsi Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, waxa uu ka tacsiyadaynayaa qoyska, qaraabada iyo asxaabta, gaar ahaan Amb. Cumar Xaaji...

Markuu Madaxweynuhu haakah yidhaah ayaan isa sharaxaynaa beehashana waxaan leeyahay.. Qalinkii: Aadan Maxamed Xaaji...

Aduun yada ninkii nooli maalinba waxa ayuu maqlaayaa waayo waa aduunyo oo waxaad arkaysaa in ay kol ba si isu badalay so waxaad arkaysaa...

Madaxda Gobolka Saaxil oo Tacsi u Diraya Saddexdii Marxuum ee Shilka Ku Geeriyooday

Badhasabka Gobolka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar, Maayirka Degmada Berbera, Cabdishakuur Cidin, Maareeyaha Dekadda Berbera Eng. Cali Cumar Maxamed (Xoor Xoor),Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee Gobolka...
video

XUSKA MAALINTA FARAXALKA DUNIDA: Gorfeyn & Muuqaal.

▪ Xuska Dharaarta Faraxalka Dunida ayaa ku beegan maanta 15 October 2018. Maalinta Faraxalka Dunida ayaa ah olole lagu dhiirinayo in dadweynaha dunidu ay...
video

Maxaa Sabab Uu Ah In Xilka Laga Qaado Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka...

HargeisaPress — xog-xasaasiyah: maxaa sabab uu ah in xilka laga qaado wasiirkii hore ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland Mudane. Cawaale Ibraahim Shirwac. https://youtu.be/xMut2P-odfs

Latest News