Cugashada Guracan & Sooyaalkii Seed: Qaybtii 7 Aad. W/Q: Jamal A. Muse

0
"Gorfaynta Taxanaha Duug-reebka Tagtada. Cugashada Gurracan. Saameynta Seed iyo Suyuca Siyaasadda Xisbiga Waddani"   Hoggaaminta Cirro Waa Han iyo Hagardaamo is huwan: Inaga oo wali ku guddo-jira...

Hibo hiilwayday! By: Maxamed Sidiiq

0
“ Toddobaadkii waxaan ciyaara kubadda maalinta khamista, waxaan ururiyaa nususaacaha dugsiga lay siiyo subixii, aabbahay waa dilaal ka adag masaariifta aanu quudanayno.  Waxaan ku...

QARAN IDIL KU YEE, QOF HADLAA MA JIRO. faysal cumar madar (faysal Qumuj)

0
Maxaa Gudoomiyaha Jiidali lagu xidhay, yaa xidhay? Waxa kusinaan 14/11/2014 laga qafaashay gurigiisa gudoomiye cabdiraxaman xasan aadan oo ah Hogaanka urur ay ku bahoobeen...

Jiho-wareer Ku Yimid Bisaaskii Ka Cunteyn Jiray Hudheelkan

0
Lamaan yaabin qoraalkii farta waaweyn ku xardhanaa ee tilmaamayey in uu u guuray ka soo hor-jeedka bacado  hudheelkii aanu ka cunteyn jiray ee ku...

AASAASKII IYO YAGLEELAYAASHII NABADEYNTA IYO DIB U DHISKA QARANKAN JAMHURIYADDA SOMALILAND

0
Suldan Cabdiraxmaan Sh. Muxumed waxaa uu yaraantiisii ku barbaaray kuna hanaqaaday kililka shanaad ee itoobiya halka uu xiligii dhalinyaranimadiisii uu ku qaatay magaalada hargeisa...

Aroos Wacan: Bahda Shabakadda HargeisaPress Waxay Hambalyo u Dirayaan Abshir Aw Gaas iyo Ayaan...

0
HargeisaPress  —Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax...

Buurmadoow oo Ku Hanjabay Arrin Horseedi Karta Geerida Midnimada Somaliland

1
Dubai (Hargeisa Press) – Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madow) oo ka mid ah Madax-dhaqameedka ugu caansan Somaliland, ayaa ka hadlay arrinta Generaal Doolaal oo...

JOHN DRYSDALE: Askari Ku Muslimay Dalkii Loo Keenay Gumeysiga – W/Q: Maxamed Boosh

0
John Drysdale waxa uu ka mid ahaa ciidamadii Ingiriiska ee Somaliland  la  keenay sannadkii 1943-kii laba sano ka  hor  dhammaadkii dagaalkii labaad ee Adduunka,...

BBC-da Oo Badashay Kalmadii “La Baxday” Ee Ay Somaliland U Isticmaali Jirtay Iyo Magaca...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Hay’adda BBC world service ayaa bedeshay magacii ay hore ugu yeedhi jirtay Somaliland ee ahayd “Jamhuuriyadda la baxday Somaliland”, waxaana la go’aamiyay...

Cudur-daaradu Waa Musmaarka Loo Isticmaalo In Lagu Dhiso Aqalka Guul-darada- ( Zera Yakob), Turjumidii...

0
Jimce-yaasha waxaan idinla wadaagaa Qormo ku saabsan Falsafada dhiiri-galinta bani-aadamka (Human Philosophy And Motivation), Sidaa darteed waxaan caawa soo qaatey Mr. Zera Yakob oo...