Aroos Wacan: Bahda Shabakadda HargeisaPress Waxay Hambalyo u Dirayaan Abshir Aw Gaas iyo Ayaan Abdilaahi

0
1643

HargeisaPress  —Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed.Dhamaan dadkaasi Waxay Hambalyo bogaadin aan la soo koobi karin hawda u marinayan Boqorka iyo boqorada Abshir Aw Gaas iyo Ayaan Abdilaahi Abdi oo xalay ku aqal galay Green plaza wedding hall Hargeiysa Waxan leenahay Gacal iyo Sokeeya-ba Guurkiinna lagu farax..Guurkiinnu Guur Khayr,

11149300_358217604382645_4634406284308889960_n

11151052_358217664382639_3828693182205404645_n

Waxaa halkan Hambalyo balaadhan oo aan la soo koobi Karin ka diraya Weriyayaasha kala ah.Agaasimaha Bulsho tv C/rashiid nuur Wacays xaaskiisa iyo caruurtiisa,Agaasimaha Star tv Xasan Maal Dhidar,Tafatiraha Wargeyska Sahan Siciid khaddar C/laahi xaaskiisa iyo caruurtiisa,Cumar Aw Cali Axmed xaaskiisa iyo caruurtiisa, C/naasir Guray Meecaad,Nagiib C/laahi Colaad,Cabdicasiis Cali Nuur iyo xaaskiisa,C/raxmaan Muxumed (Fantastic),Faysal Maxamed Aadan(fifa),Siciid Maxamed Cali xaaskiisa iyo inantiisa,Badri Koosaar Maxamuud iyo xaaskiisa,Cismaan Maxamed Cismaan,Maxamed Cabdi Ibraahin,Dhamaan dadkaasi waxay Hambalyo bogaadin aan la soo koobi karin hawda u marinayan Boqorka iyo boqorada Abshir Aw Gaas iyo Ayaan Abdilaahi Abdi oo xalay ku aqal galay Green plaza wedding hall Hargeiysa Waxan leenahay Gacal iyo Sokeeya-ba Guurkiinna lagu farax..Guurkiinnu Guur Khayr,

11209648_10206509173639068_3944690199773531255_n

11164839_358217627715976_3796474150985174160_n

11049577_10206509185879374_596656526627349790_n

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here