Heshiiska Xukuumaddu La Gashay Shirkadda Dp World Dani uguma jirto Somaliland Qallinkii: Guled Iman Mohamed

0
1011

Dhismaha wadanka iyo qadiyada Somaliland waa mid ay dhib badan ay usoo maren shacbiga Somaliland iyaga oo an wali dadku kasoo kaban burburkii dhaqale ee kasoo gadhay radinta xoriyada aynu kufanayno una dheer yihiin sixar barar Caafimad la’an Waxbarasho xumo anay wali helin cid xil iska sarta bulshada .

 

Haddaba waxay dorten xukumada ka soo  jeeda kulmiye iyaga oo radinaya cidii wax kaqaban lahayd kabayasha dhaqalahaiyo waxay bulshado u bahan tahay lakin waxa kaga so baxay madax weynihii aydorten  arxan daro kadaran kaligii taliyii siyad bare isaga oo dhaman dhaxal warejiyay kabayashii dhaqalaha waxana ugu danbaysay tan dakada Barbara lagu warejinayo oo ah tii ugu xumayd abid ee xukumadi samayso xage lagu arkay dekad shaqaynaysa oo ah isha kaliya ee dalka kashaqaysa kana xogsadan dhamaan bulshada wadanku in layidhaa boqolkiba sodan 100%30 nasiya shirkad ajinabiya taasi  waa tugo iyo musuq cadana oo ah isii qaad dadkana waxan jirin anu tusno tas waxa kadaran in bulshadii kunolayd gobolka saxil lagu sameyo cabidhin iyo caga juglayn talabo kasta oo magalada Barbara aad qadaba tagan yihin askar military ah oo xayiray isku socodkii bulshada tasina waxay cadaynasa bobka khasabka ah waxa iswaydin leh xukumadu bulshada aykaso jeedo waxay dulmiga inta leeg ay ugu gaysanayso waxay umuqta sida uu waraysi kubixiyey maareyaha guud ee Shirkada DP WOLD in ay ku dhaliyen inay lawaregan dakada Barbara raysu wasaraha itoobiya oo ay xidhadh hoose leyihin Dawladda Somalia waxana kamuqda heshiska in aynay  katalin cid dan kale Somaliland iyo umada kunool toon la akin ay ficantahay ka firsaho  waxan kuso gabagabaynaya qolay qorqabasho kuma cabto ee nabadina ilashada.

 

Dadweynaha ku nool Gobolka Saaxil ayaa mudooyinkii u danbeeyey la ogaa siday uga soo horjeedan Heshiiska Xukuumadu la gashay Shirkadda DP World.

 

Maamulka Shirkadan Carbeed si weyn ula socdaan dhaqdhaaqaqa xoogan ee lagaga soo horjeeddo wareejinta Dekedda Berbera, iyaddoo xukuumadda madaxweyne Siilaanyo-na ku fashilantay inay Bulshadda deegaanka ku qanciso Faa’iidada ugu jirta Qaranka Somaliland u gacan gelinta Dekedda Berbera ee shaqaysaa Shirkaddan Carbeed, balse waxay dhawr jeer Xukuumaddu ku celcelisay inay Deked Cusub ka garab-yagleelayaan Dekeddan dhisan.

 

Hase-yeeshee qorshaha dhismaha Dekeddaa Cusub ayaan muuqan, waxana jira dhaqdhaaqa keliya oo lagu wareejinnaayo Dekeddan dhisan ee uu isticmaalo Qaranka Somaliland, taasoo laf-dhabar u ah dakhliga lagu Warabiyo Somaliland.

 

Sidaasi Awgeed, waxa ka muuqda Wakhtiga dheer ee Xukuumaddu ka ogolaatay Shirkaddan Dubai DP in aanay ku qiimeysnayn Wakhtiga deyn baxa Lacagta Maalgelinta Dekedda Berbera, balse waxa xaqiiqo ah qiyaasta Saamiga deyn celinta loo siiyey Shirkadda oo ah 65% iyo wakhtiga Gacan ku haynta Dekedda Berbera oo Soddon sano ah, Labadaas Qodobba waa ka bad-badin iyo Dano-qarsoon.

 

Haddaba waxaan leeyahay Golaha Wakiillada Somaliland waxa idin sugaya Mashruuc is-barkan oo lagu daahay Maal-gelin,eek a fiirsada oo shacabka idin soo doortay eeeg.

 

 

Guled Iman Mohamed

Berbera Somaliland                      

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here