Darajadaan Geeska DHeernahay Mudaan Danbarkeeda Maalnee, Tolaw ...

0
Qoobadaan  Ku  Nool   Nahay  Buqcadaa  Yar  Ee  Irmaan  Ilhaamka  Rabbiyo  Ku  Socota  Nimaadyadaa  Mawluhu  Ugu  Talagaley  Ayaa  Waxa  Ku  Duugan  Macnoyaal  Fara  Badan,  Darajooyin ...

JOHN DRYSDALE: Askari Ku Muslimay Dalkii Loo Keenay Gumeysiga – W/Q: Maxamed Boosh

0
John Drysdale waxa uu ka mid ahaa ciidamadii Ingiriiska ee Somaliland  la  keenay sannadkii 1943-kii laba sano ka  hor  dhammaadkii dagaalkii labaad ee Adduunka,...

DOODAHA DANYARTA IYO DUGSIYADA GAARKA AH. Qalinka: Axmed Cisman Batuun

0
HargeisaPress —Waa qormadii koobaad ee taxane faaqidi doona kaalinta aqoon barashada gaarka loo leeyahay ku leedahay tacliinta dalka taasoo jihooyin kala duwan mari doonta. Aynu...

Fooraha Dabaysha Mudo Kordhinta Labaad oo Madaxtooyada Ka Socota, Mushxarada Golaha Wakiilada iyo Mugdiga...

0
Maalmihii u danbeeyay waxa Qasriga Madaxtooyada Somaliland kasoo kacayay dabaylo iyo dabaal deg lagu dalbanayo mudo kardhintii 2aad ee loo sameeyo Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo...

Aamina Timo-Dheer Oo Tacsi U Dirtay Muj. Maxamed Cilmi Galaan Hooyadii Oo Shalay Ku...

0
Anigoo ah Muj. Aamina Yuusuf Aar (Aamina Timo-dheer) waxaan dhambaal tacsi ah dirayaa Muj. Maxamed Cilmi Galaan oo Shalay Hooyadii Ku Geeriyootay Magaalada.   Dhamaan Qoyskii,...

Hambalyo ku Socota Ardayada Xamda Cabdinuur oo Kaalinta hore ka Gashay Dugsigeeda

0
HargeisaPress —Hooyo Sahra Muse Cali, Aabo Cabdinuur Maxamuud  Xaaji, Xamse Cabdinuur Maxamuud  Xaaji, Farduus Cabdiqadir, Xayaad Cabdinuur, Xanaan Cabdinuur,Habo Caasha Muse Cali, Sakariye Cabdilahi...

Saami-qeybsiga: Alif kaa Qaloocdaa Al-baqruu ku dhibaa?

0
Hal-qabsi: Habar habartii loo kala baxey, Hiririgtii Yeedhey, Harqadihii Gidaarada la Sudhey, Dumarkii Heesaayey, Hadafbaa Dhismaha Baarlamaan lagu Hubeeyaaye, Hanaankii Wax loo Dooran Jirey, Weli Ma Heysaane, Ka Habowdey Soomaalidaay, Hillinkii...

HESHIISKA DEKADA BARBARA EE DPWOLD WAA HOREMAR, HADAN DANO GAARA LAGU HALAKAYN.!!!!

0
(Ninka maalintii mas arkaa,Habeenkii xadhiga ayuu ka boodaa) Intaa ka dib, waxan Qalinka u qaatay in aan waxa dalka iyo dadka u wanaagsan Taageero, waxa...

Si Xeeggo-na Xeeggo U Ahaato, Labada Doorasho Iyamaa Dib U Dhigis Leh?

0
HargeisaPress —Somaliland doorashooyin waaweyn ayaa ku soo fool leh, laba ka mid ahi waa ay isa saaran yihiin (Madaxtooyo iyo Wakiillo). Isha ay leedahay...

“RUN & RAADRAAC: Hammigaagu Haddii Uu Kuu Been Sheego, Dabcan Itaalkaaga Ayaa Kuu Run...

0
Qaado Go’aanka Adag Balse Ha Qaadan Go’aanka AxmaqnimadaAKHRI: Qormo   Farta Ku Fiiqaysa Sooyaalka Siyaasadeed Ee Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada Iyo Xilligii Uu Saaxadda Socod-baradka...