MA LIHID XAQ AAD KU MIDAYSO COLLAAD IYO NABAD, OO WAANEY IS GALEYN.

0
Dadkii in yar oo lax dhunkanni abaar ma og ah ayaa u soo baxday. Intaa yar waxa ay kaga dhagtay "xaq baan u leeyahay"....

Tartanka Reeraha Iyo Talo Xumaanta Qarniga 21aad Qallinkii: Mohámed Dhimbiil

0
Nolosha Aadamuhu tartan iyo hiigsi kama maaranto, laakiin tartanada somalida ka dhex socdaa Waa tartano reeraysan oo aad moodo in lagu tartamayo magac doon...

Waxaan Badiyaa Saliga Sideed Iyo Tobanka May By: Maxamuud Cabdi Yuusuf (Tawakal)

0
Waxaa  igu dhaliyay Maansadan  in aan  hogotusaalayn u sameeyo bulshadda  aan ka tirsanahay,  qodobadan soo soo socda waxaanay kala yihiin sidan :- 1- Markaan arkay...

Somaliland: Khilaaf Mar Kale Ka Curtay Wasaarada Warfaafinta Xilli Uu Safar Dibadeed Ku...

0
Agaasimihii Guud Ee Cusbaa Mr.Cismaan Ee Wasaarada Warfaafinta Iyo Agaasime Waaxeedkii Maamulka Iyo Lacagta Xasan Muxumed Ayaa La Sheegay Inay Madaxa Iskula Jireen Maalmihii...

Guddiga Qaban Qaabada Xuska 18-ka May Ee Minneapolis and St-paul, Minnesota Iyo Hareeraheeda Oo...

0
Minneapolis, (HargeisaPress) —Guddiga Gacanta kuhaysa u diyaar garawga munaasibada 18-ka May ee ku began sanad guurada 26aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshada...

Doorka Looga Baahan Yahay Sharci-yaqaannada iyo Suxufiyiinta Daba-socodka U Noqday Yooyootanka Muxaafidka iyo Mucaaridka

0
Suxufiyiinta iyo Sharci-yaqaannadu waxa ay ka mid yihiin dadka xirfadlayaasha ah (Professionals) ee doorka ugu weyn ka qaadan kara ama ka qaata inay jiheeyaan...

Scotland (YES) iyo England (NO) keebaynu taageernaa? By: Faysal Qumuj

0
Salaasada bari ee 18ka sebtembar waxay dadka Scotland qaadi doonaan talaabo taariikhiya. Waxaanay haystaan fursadii ay Aftida ugu qaadi lahaayeen in ay Madaxbanaani kaqaataan...

Cunto Cunista Kaddib Oo La Dhididaa Waxa Ay Calaamad U Noqon Kartaa Xanuun Khatar...

0
HARGEISA–In cuntada kaddib la dhidido waxa ay dhakhaatiir badani u yaqaannaan in ay tahay xaalad jidheed oo dabiici ah, laakiin baadhitaanno dheeraad ah oo...

Haweenaydii Ugu Horreysay Fanka Soomaalida Oo Hargeysa Ku Geeriyootay Iyo Tacsi Loo Dirayo Shacabka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Alle ha u naxariistee Waxa Magaalada Hargeysa ku Geeriyootay Fannaanadii caanka ahayd ee Shamis Abokor Ismaaciil (Guduudo-carwo) oo ahayd Haweenaydii u...

YUSUF BUDLE: SOMALILAND WAXAAN KU ARKAY SHICIB WADA MUCAARIDA IYO XISBIYADA MUCAARIDKA OO AAN...

0
Aniga oo si joogto ah u imaada sanad kasta ugu yaraan hal mar dalkan S/land ayaa markii iigu dambaysay ee aan imaado ayaa waxa...