Tartanka Bangiyada Somaliland Kor Ma U Qaadi-Karaa Kamid Noqoshada Dhaqaalaha Dalka?

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Adeegga maaliyadeed ee Somaliland wakhtigan waxa gacanta ku haya xawaaladaha oo bixiya adeegyada iyo hubinta xisaabaadka. Si kastaba ha ahaatee, dhawr...

Madaxweynaha DDS oo Tababar U Furay Ciidamo Maleeshiyaad Ah

0
Jigjiga (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mustafe Muxummed Cumar, ayaa saaka waxaa uu tababar u furay ciidamo loo laylinayo ciidamada maleeshiyada DDS. Madaxweyne...

Cabdicasiis Samaale oo Eedayn U Jeediyay Hoggaanka Xisbiga Waddani

0
Oodweyne (Hargeisa Press)- Guddoomiye ku-xigeenka koobaad ee xisbiga Kulmiye Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa ku dhaliilay masuuliyiinta xisbiga Waddani in aanay ahayn rag xisbigaasi iyo...

Agaasimaha Wasaaradda Warfaafinta Somaliland oo Gaadhay Dalka Ingiriiska

0
London (Hargeisa Press)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mustafe Cabdi Ciise Shiine, ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaaladda...

Khilaafkii U Dhexeeyay Madaxweyne Biixi iyo Golaha Wakiillada oo Sii Xoogeystay

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Waxaa kooram la’aan maalinkii saddexaad u furmi wayay fadhigii Golaha Wakiillada Somaliland, xilli ay Golaha hortaallo miisaanniyad sannadeedkiii 2024 ka oo...

Guddoomiye Mukhtaar: “Reer Oodweyne Iyagaa Dheriga Uga Dhawaan Doona Reer Gabiley”

0
Oodweyne (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha hay'adda Dhowrista Tayada Somaliland Mukhtaar Maxamed Cali, ayaa maanta magaalada Oodweyne kaga qayb galay munaasibad xisbiga Kulmiye ku soo dhawaynayay...

Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Xisbiga KULMIYE oo Lagu Soo Dhaweeyay Oodweyne

0
Oodweyne (Hargeisa Press)- Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee xisbiga KULMIYE, Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada...

Warbaahinta Itoobiya oo Warbixin Ka Qortay Siday Somaliland U Buuxisay Shuruudihii-Dowladnimada

0
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Warbaahinta The Reporter ee laga leeyahay dalka Itoobiya, ayaa dabaacday maqaal dheer oo ay kaga warramayso sida ay Somaliland u...

Bandhigga 17aad Ee Buggaagta Hargeysa oo Sannadkan Lagu Martiqaaday Dalka Tunisia

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa ee (Hargeisa International Book Fair), ayaa bishan inagu soo fooda leh ee July ee sannadkan...

Amaro Culus oo Lagu Soo Rogay Xujayda Ku Xadgudba Awaamiirta Xajka

0
Riyadh (Hargeisa Press)- Boqortooyada dalka Sacuudi Carabiya, ayaa bilaabay inuu amaro iyo ganaaxyo ku soo rogo Xujayda ku xadgudba awaamiirta Xajka, iyagoo gudanaya Xajka...