Daawo muuqaal: Meherkii Qarniga + Munaasibadii Hotel Hida Dhawr oo Kulmisay Shaqsiyaadka Miisaan Culus leh +SAWIRRO

0
1318

DSC_0909HargeisaPress  — Waxaa Maanta Hotel Hida Dhawr ee Magaalada Hargaysa Meherkoodu ka Dhacay Boqorka iyo Boqorada, Lamaanaha isdoortay Mudane Xasan Axmed Xundhur (Abu Cali) iyo Marwo Ismahan Maxamed Axmed. Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu Farax

DSC_0847
HALKAN KA DAAWO

DSC_0830

Munaasibadii Meherka lamaanaha Da’da yar ayaa ahaa Mid si heer sare ah loo soo Agaasimay oo Maqaamkeedu sareeyo isla markaana Kulmisay Siyaasiyiin siweyn looga yaqaano Dalka, Masuuliyiin ka kala socota Golayaasha Wasiirada, Guurtida ,Baarlamanka Salaadiin, Qurbajoog, iyo Dhamaanba Haldoorka iyo Koofiyada laba Dhinac.

DSC_0892 meh DSC_0928

xaf meh

DSC_0899777

DSC_1051

Waxaana Madashaas Sidii Soomalidu ku Caan baxday, kuna Qotontay Diinteena Suuban, si Gacltooyo iyo kala raali ahaansho ay ku dheehan tahay laysu waydiistay laysuna siiyey Wiilka iyo Gabdha iska Xushay Gayaankoodba Idilkii waa Mudane Xasan Axmed Xundhur (Abu Cali) iyo Marwo Ismahan Maxamed Axmed.

DSC_0990

DSC_0963

DSC_0882

xafladii meherka 2

Si milgo lehna waxaa Madashaasi oo ahay mid laysku arkay Gacmaha laysku dhaafsaday laguna kala Gudoomay, sidii Caadadu ahayd Sooryo Qaran iyo Gabaati Gobeed.

DSC_0997

Waxaana Dhamaan Ehelada Qoyska Cusub Madaxda iyo Masuuliyiintii Madashu kulmisay ay si siman ugu Hambalyeeyeen Qoyska sidoo kale waxay Alle uga baryeen inay Guul ka gaadheen Hadafkooda Nololeed.

xafladii meherka3

Waxaa xusid mudan Kooxda Hidaha iyo Dhaqanka SOCSA oo Munaasibadii Meherka lamaanaha uga ciyaaray Hidaha iyo Dhaqanka oo dadkii madasha ka soo qayb galay aad uga yaabiyay.

 

Hambalyooyinka Meherka:

Tafaftiraha Guud ee Shabakadda HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin iyo Wariyayaasha Shabakadda HargeisaPress oo kala ah Mohamed Adan, Hassan Mohamed, Mahad Kadleye, Caydarus Ismail, Siciid Xasan iyo Cumar C/Risaaq Cali.

—————————————————————————-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here