Berbera Oo Lagu Qabatay Carwo Lagu Soo Bandhigay Waxyaabaha Dumarku Isku Qurxiyo Oo Dabiici Ah+ SAWIRRO

0
1531

Berbera,(HargeisaPress) —Dukaanka Ceyni Natural Cream Beauty oo soosaara kiriimyada dumarku isku qurxiyaan  iyo saliido dabiici ah ayaa magaalada Berbera  kuqabtay Carwo ay kala qeyb galeen shirkado kale oo ay macmiishoodana ugu sameeyeen qiimo dhimis.

Ceyni Aadan Beereed oo ah Mulkiilaha dukaanka ayaa xogwaran naga siisay Carwada ay uga faa,iidaynayso macaamiisheeda Gobolka Saaxil Iyo Berbera oo ka socota hudheelka Dhegaa-carmo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA CARAWADA 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here