“Waxay u kala baxeen qolo doonaysa in ay boobto iyo koox garatay in”…

0
495

Hargaysa (HP): Siyaasi Cali Maxamed Waran Cadde, ayaa dhaliilay muranka ka taagan hanaanka loo qabanayo doorashooyinka dalka Soomaaliya.
Waxaanu sheegay in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo, oo qalalaase u horseedayo dalka Soomaaliya.
Cali Waran Cade, ayaa tilmaamay in kooxaha isaga soo hor jeeda siyaasoyadda Soomaaliya ay u kala safteen laba dhinac.
Qolo doonaysa in ay doorashadda boobto iyo kooxda mucaaridka oo garanaysa in la boobayo.

Daawo: Cali Waran Cade Oo Arrimahaa Ka Hadlaya:


Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here