Shirweynihii Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA oo La Hakiyay

0
483

Hargeysa (HP): Wasaaradda Warfaafinta Somaliland, ayaa shaacisay in la hakiyay shirweynaha ururka suxufiyiinta ee SOLJA oo beri furmi lahaa.

Wasiir ku-xigeenka wasaarada Warfaafinta Somaliland Siciid Xasan Habane, oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in la joojiyay shirweynaha 8aad ee ururka SOLJA, kadib cabashooyin ka yimid saxaafadda qaarkood.

Siciid Xasan Habane, ayaa ugu baaqday in dib loo saxo sidii loogu soo dari lahaa Ergooyinka gobolada ka maqan shirkaasi gaar ahaan gobolka Awdal.

DAAWO: Shirka Jaraa’id ee Wasiir Ku Xigeenka:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here