Sheekh Xasan Diheeye oo Weeraray Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Gudaha Somaliland iyo Xukuumadda

0
Sheekh Xasan Diheeye: “Wasiirku Culimadii ma Arag, Cidna ma arag ee intuu Inaadiirkii soo ag-fadhiistay buu ka Agleeyahay ku Soo Caddeeya inuu Diinta Caayey…...

“Dacaayadan waxaa ka shaqeeyay dad ka xun xidhiidhka labadda dawladood”…

0
Saylac (HP): Xildhibaanadaasi Axmed Muxumed Barkhadle, oo ka tirsan golaha degaanka Saylac waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in baabuur Hub siday oo...

Beel Oromo ah iyo Beel Somaliland Degta Oo Heshiis Wada Gaadhay

0
Hargaysa (HP): Muran shil baabuur oo muddo saddex sanadood ah u dhexeeyay laba beelood oo ka soo kala jeedda Qawmiyadda Oromiya iyo beel Somaliland...

“Waa dhibaato la dhex dhigayo labadda dal Hala baadho meesha warkaasi ka yimid”…

0
Saylac (HP): Xildhibaano ka tirsan golaha degaanka Saylac ayaa ka hadlay warar maalmahan la isla dhexmarayay oo sheegayay in baabuur Hub siday oo dhawaan...

“Maxkamadda ay sheegayaan DP World mid anaga na qabata ma aha waxay naga qaadi...

0
Djibouti (HP): Madaxweynaha dalka jamhuuriyadda Jabuuti ayaa sheegay in aanay marnaba qadanaynin go’aankii ay maxkamad ku taalla magaaladda London dhawaan gaadhay ee la xidhiidhay...

Dalka China Oo Ingiriiska Ka Codsaday Marada Af-Xidhka Ah Ee Cudur-Sidaha Coronavirus La Iskaga...

0
Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Shiinaha ayaa ku dhawaaqday in dalkeedu uu baahi badan u qabo marada caafimaadka ee danka iyo afka lagu xidho,...

Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta iyo Qodobadii Lagu Lafo-guray

0
Hargaysa (HP): Shirkii maanta ee golaha wasiirrada Somaliland ayaa lagu lafo-guray mashruuca maamul-daajinta dawladaha hoose ee bulshada loogu dhaweynayo adeegyada aas-aasiga ah ee JPLG-ga. Kal-fadhigan...

Dalladda Nafis Oo Xukuumadda Somaliland Ugu Baaqday In Ay Ansixiso Xeerka Joojinta Gudniinka Hablaha

0
Hargaysa (HP): Dalladda Nafis Network waxay cod-dheer ugu baaqaysaa in dawladda Somaliland ay ansixiso siyaasadda iyo xeerka joojinta Gudniinka Hablaha inta lagu guddo-jiro sannadkan...

Fadhigii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Lagu Lafo Guray Arrimo Muhiim U Ah Bulshada

0
Hargaysa(HargeisaPress)-Fadhigii 54aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan...

Guddida Dib U Habaynta Shaqaalaha Dawladda Somaliland Ee Heer Qaran oo Kulan Yeeshay

0
Hargaysa (HP): Guddiga dib-u-habaynta iyo tayayna shaqaalaha dawladda ee heer qaran ayaa maanta yeeshay kulankoodii saddex bilood laha ahaa ee lagaga arrinsanayay waxyaabaha u...