Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Wakhtiga Ay Soo Galayso Bishii...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa shaaca ka qaaday in maalinka Barri ah ay bishii barakaysnayd ee...

Alshabaab oo weerarku qaaday laanta buuro

0
Laanta buuro,(Hargeisapress)-Weerar ayaa xalay ay xarakada Al-Shabaab ku mirtay xarunta ciidamada ee Laanta Buuro. Wararka ina soo gaaraya ayaa xaqiijinaya in khasaare dhimasho iyo...

Madaxweynaha Turkiga oo cambaareeyay weerarka masaajidka

0
ISTANBUL - Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa tacsi u diray dalka New Zealand, isaga oo magaciisa iyo midka dalkiisa ku hadlaya, wuxuuna cambaareeyay...

Wasiirkii Hore Ee Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Dr Cabdi Awdaahir Cali Oo ...

0
Burco, (HargeisaPress) —Dr Cabdi Awdaahir Cali ayaa kamid ahaa xubnihii wasiirada ahaa ee xukumadda Somaliland  dhawaan iska casilay,waxaana uu ahaa wasiirkii shaqada iyo arimaha...

Xisbiga WADDANI Iyo Guddiga Komishanka Qaranka Oo Khilaaf Markale Soo Kala Dhex Galay

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddiga doorashooyinka Somaliland, ayaa mar kale is-hortaagay in la tiriyo Sanaaduuq ka tirsan Kuwa Cod-bixinta doorashadii Madaxtooyada dalka qabsoontay 13-kii bishan, gaar...

Hargeysa: Tartan Kubadda Cagta Ah Oo Loogu Baroor-Diiqayo Marxuum Cumar-Saalax Oo Furmay iyo Shirkadda...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Tartan kubadda cagta oo loogu baroor-diiqayo marxuum ciyaartoy Cumar Cabdi Xasan (Cumar-Saalax) oo dhawaan geeriyooday ayaa ka qabsoomay maalintii shalay magaaladda...

WADDANI: Shirka Golaha Dhexe Oo Maanta Ka Furmaya Hargeysa, Musharraxnimada Madiga Ah Ee CIRRO...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland Arbacada Maanta ka furmaya Shirka Golaha dhexe ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI.   Shirka Golaha dhexe ee...

Hoggaanka Xisbiga KULMIYE oo Aqbalay Murrashaxnimada Yaxye Cabdillaahi Araarse + SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress)- Hoggaanka xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa si buuxda u aqbalay murrashaxnimada Yaxye Cabdillaahi Iimaan (Araarse) oo xisbiga ugu tartami doona doorashada Golaha...

Soomaaliya: 4 Gabdhood oo Kufsi Loo Gaystay iyo Mid Ka Mid Ah oo Geeriyootay

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Afar Gabdhood oo aad u da’ yar ayaa waxaa kufsi fool xun loogu geystay inta u dhaxaysa deegaanada Yaaqbariweyne  iyo Leego...

SOLJA: Shir-weyne Lagaga Hadlayo Arrimaha Saxaafadda Somaliland Oo Ka Furmay Hargeysa + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Shirweyne Caalamiya oo lagaga hadlayo Arrimaha Saxaafadda Somaliland, ayaa Salaasadii Shalay ka furmay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa.   Shirkan oo la soo gebobaynayo...