Mudaharaad Xoogan Oo Ka Dhacay Magaalada Sheekh Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Mudaharaadkaasi + DAAWO...

0
Sheekh, (HargeisaPress) — Wararka naga soo Magaalada Sheekh ee Gobolka saaxil ayaa  sheegaya in maanta uu madaharaad xoogan ka dhacay magaaladaasi.   Dadka Mudahaaradka dhigaayey ayaa...

Golaha Guurtida oo Ansixiyay Xeerka Diwaangalinta Codbixiyeyaasha iyo Madaniga

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Mudaneyaasha Aqalka guurtida Somaliland, ayaa maanta Ansixiyay waxka bedelka iyo kaabista lagu sameeyay Xeerka diwaangalinaha Codbixinta iyo Madaniga ee Xeer Lambar...

Waftigii Madaxwayne Siilaanyo Oo Xalay Kulan Balaadhan La Qaatay Jahliyadda Reer Somaliland Ee Ku...

0
london , (HargeisaPress) —Waftigii madaxwaynaha Somaliland hogaaminayay ee mudooyinkii u danbeeyey socdaalada ku joogay dalka UK ayaa habeenimadii xalay kulan balaadhan la qaatay jahliyadda...

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Oo Ceerigaabo Kulamo Kula La Yeeshay Guddida Nabadgalayada Gobolka Sanaag Iyo...

0
Ceerigaabo, (HargeisaPress) —Wasiirka Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo hawlo shaqo u jooga magaalada Ceerigaabo ayaa maanta kulamo la yeeshay guddida nabadgalayada...

Hargeysa: Qorshe Hub-ka-dhigis Loogu Samaynayo Dhallinyarada Rabshad-wadayaasha ah

0
Dhallinyarada sida mutadawacnimada ah u joojiyey rabshadaha ay samayn jireen oo qalabka ciyaaraha loogu beddelay tooriyaha iyo midniyaha ay isticmaali jireen Hargaysa (Hargeisa Press.com): Maamulka...

Faah Faahin Ku Saabsan Qarax Fiidnimadii Caawa Ka Dhacay Goob Maxaayad Ah Magaalada Muqdisho...

0
Muqdisho,(HargeisaPress) —Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaraxyo caawa lagu bartilmaameedsaday goob maqaayad ah oo ku taala isgoyska Tarbunka degmada Hodan ee magaalada...

Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland oo Faahfaahiyay ciidammo Ilaalin doona Shirkadaha Shiidaalka

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland, Cali Maxamed Warancadde, ayaa faah-faahin ka bixiyey ciidan gaar ah oo loogu tallogalay inay ilaaliyaan shirkadaha shiidaalka...

Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Shil Baabuur Oo Qaar Ka Mid Ah Gaadiidka Weftigii...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — War-Saxaafadeed ka soo baxay Xarunta dhexe ee Xisbiga KULMIYE ku leeyahay magaalada Hargeysa, ayaa lagaga warramay Shil Baabuur oo ku yimi...

“Waxaan Bogaadinayaa Bulsho-weynta Somaliland ee jecel Horumarka, Nabadda, Diinta, Ilaalinta Dhaqankeena Suuban, Iskaashiga iyo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo, oo shacbiga Somaliland iyo shucuubta islaamka Hambalyo u diray munaasibada Ciidal Adxa awgeed, waxaanu...

Xukuumada Somaliland Oo Aqbashay Dalabkii Uga Yimid Shirkada DP World Iyo Amar Culus Oo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Wasiirka wasaarada ganacsiga iyo warshadaha Somaliland ayaa shaaciyay in ay aqbaleen cabasho uga timid shirakada DPW Oo la xidhiidha qiimaha sarifka shilinka Somaliland ee...