Waftigii Madaxwayne Siilaanyo Oo Xalay Kulan Balaadhan La Qaatay Jahliyadda Reer Somaliland Ee Ku Nool Magaalada London + SAWIRRO

0
1091

london , (HargeisaPress) —Waftigii madaxwaynaha Somaliland hogaaminayay ee mudooyinkii u danbeeyey socdaalada ku joogay dalka UK ayaa habeenimadii xalay kulan balaadhan la qaatay jahliyadda reer Somaliland eek u dhaqan magaalada London ee dalka ingiriiska.

14485015_10154129982520787_84499488709999

Waxaana waftigan iyo jahliyaddani xalay iska waraysteen arimo badan oo khuseeya marxaladaha dalka uu marayo,iyo waliba arimaha doorashooyinka Somaliland ee la filayo in sanadka soo socda ka dhacaan dalka Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo sawirada waftigan madaxwaynaha iyo jahliyadda magaalada London

14522712_10154130010690787_43342139929062

14502739_10154129986570787_22956927291540

14568121_10154129984820787_84005555325175

14522712_10154130010690787_43342139929062

14606280_10154129981765787_56004392651951

14572966_10154129982470787_51144802438488

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here