Shirweynaha Heer Qaran ee Hirgelinta Qoondada Haweenka Somaliland oo ka Furmay Boorama+ SAWIRRO

Borame(HargeisaPress)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ka qayb-galay shirweynaha hirgelinta qoondada haweenka oo lagu qabtay magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal...

Somaliland oo Guinea Conakry Ku Boorisay Inay Sii Ballaadhiyaan Iskaashiga Labada Dal

Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ku bogaadisay dalka Guinea Conakry oo u dabaal-degay sannad guuradii 61-aad ee ka soo wareegtay maalintii ay...

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Saddex Maalmood Kadib Wareejintii Dekedda Berbera, Dhaqan Gelisay Cashuur 100%...

Hargeysa,(HargeisaPress) — Xukuumadda Somaliland ayaa Saddex maalmood uun ka dib markii ay shirkadda DP World si rasmi ah ugu wareejisay maamulka dekedda magaalada Berbera,...

Bambo Gacmeed Caawa Lagu Weeraray Xarunta Wasaarada Maaliyada Somaliland Ee Gobolka Awdal

Boorama (Hargeisa Press)- Wararka hada naga soo gaadhaya magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa sheegaya in Bambo Gacmeed lagu weeraray xarunta Wasaarada Maaliyada...

Madaxweynaha Somaliland Oo Hargeysa Ku Soo Laabtay + SAWIRRO

Hargeysa,(HargeisaPress)—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Imaaraadka Carabta, ayaa maanta dalka dib ugu...

Madaxweynaha Somaliland Oo Digreeto Ku Dhaqan Galiyay Miisaaniyad Sannadeedka 2016-ka

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahayJSL/XM/WM/222-249/012019 ku dhaqan-geliyey maanta oo ay taariikhdu tahay 02.01.2019 Miisaaniyad...

​Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Daah-furay 1500 Higtar Oo Wasaaradda Beeruhu Ka Qodayso Dhul-beereedka Banka...

Wajaale,(HargeisaPress) —Dawladda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay Taariikhda Casriga ah Dhul-beereedka Banka Tog-wajaale ee Gobolka Gabiley ku Daah-furtay 1500 Higtar oo Qodaal ah, halkaasi...

Madaxweyne Muuse Biixi oo Ciidamo Dul-dhigay Qoysas Danyar Ah oo Uu Ku Haysto Dhul

Hargeisa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu awood dawladeed u adeegsaday qoysas danyar ah oo uu ku haysto dhul ay...

CIID WANAAGSAN EID MUBARAK كل عيد وأنتم أسعد

HargeisaPress Waxay Dhamaan Muslimiinta iyo akhristayaasheeda ugu Hambalyaynayaa Munaasibada Ciidul Fidriga. Waxaan Allah waydiisanaynaa inuu naga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee aynu soo gudanay Bisha...

Dhex-dhexaadin Laga Dhex Waday Saylici iyo Wasiir Saajin oo Fashilmay

Hargeisa (Hargeisa Press) – Maalmihii u dambeeyay waxa dhexdhexaadin laga dhex waday Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Wasiirka Ganacsiga Maxamed...

Latest News