Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Jarmalka Kaga Qayb Galay Shir Caalamiya

Berlin (HP): Wefti ka socda Somaliland oo uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland ayaa magaalada Berlin ee dalka Jarmalka kaga qayb galay shir caalamiya...

Xeer Dowladda Maraykanku Dhaqan-gelisay oo Faa’iidooyin Kala Duwan U Yeelanaya Somaliland

Washington (Hargeisa Press)- Dowladda Maraykanka, ayaa si buuxda u dhaqan-gelisay xeer muhiim ah oo faa’iido dhaqaale, diblomaasiyadeed, amni iyo iskaashiba u yeelan kara dalka...

Dacwada Xukuumada Somaliland U Haysato Mulkiilaha Astaan Tv oo Weji Kale Yeelatay iyo Taliyeyaasha...

Hargeisa (Hargeisa Press)- Dacwadii ay xukuumadda Somaliland u haysatay mulkiilaha Astaan Tv ayaa waxaa uu yeeshay waji kale oo aan laga filayn, kadib markii...

Maxkamadda Distooriga oo Qaraar Kama Dambays Ah Ka Soo Saartay Dalab Uu Madaxweyne Biixi...

Hargeisa (Hargeisa Press)- Maxkamada sare ee Somaliland ayaa qaraar ka soo saartay qoraal uu madaxweyne Muuse Biixi u gudbiyey oo kaga dalbanayay inay go'aan...

Dowladda Imaaraadka Carabta oo Somaliland Ku Dartay Liiska Wadamada Ay Shahaadadoda Waxbarasho Aqoonsantahay

Dubia (Hargeisa Press)- Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa waxaa ay Somaliland ku dartay liiska waddammada ay shahaadadooda Waxbarasho aqoonsantay. Arrintan ayaa ka dhalatay codsi rasmi ah...

Michael Rubin oo Abiy Ahmed iyo Danjire Yamamoto Ku Eedeeyay Inay Doonayaan Inay Midnimo...

Washington (Hargeisa Press)-Aqoonyahanka Michael Rubin oo ah khabiir Maraykan ah ayaa Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Danjire Donald Yamamoto...

Wefti Ka Socda Dalka Masar oo Safar Qarsoodi Ah Ku Yimid Somaliland

Hargeisa (Hargeisa Press)- Wafti ka socda dalka Masar ayaa toddobaadkan soo gaadhay caasimada Somaliland ee Hargeysa. Sida ilo xogogaal ahi sheegeen, weftigan ka socda dawladda...

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Saddex Maalmood Kadib Wareejintii Dekedda Berbera, Dhaqan Gelisay Cashuur 100%...

Hargeysa,(HargeisaPress) — Xukuumadda Somaliland ayaa Saddex maalmood uun ka dib markii ay shirkadda DP World si rasmi ah ugu wareejisay maamulka dekedda magaalada Berbera,...

Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac Sababay oo Ka Dhacay Magaalada Boorama

Boorama (Hargeisa Press) – Wararka naga soo gaadhaya magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay iska...

Wasiirka Maalgashiga Somaliland oo Shaaciyey In Laga Helay Coronavirus

Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaarada Maalgashiga Somaliland Maxamed Axmed Cawad, ayaa waxaa uu shaaciyay in laga helay xanuunka Coronavirus. Wasiirka Maalgashiga Somaliland ayaa sheegay in...

Latest News