Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Maanso ALLE bari Ah Ku Sharaxay Baaxadda Abaaraha

HARGEISA , (HargeisaPress) — Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laabsaalax) oo ka mid ah foolaadka da’yarta suugaanta hibadda weyn ALLE u siiyay, ayaa soo saaray...

Danjire Taiwan U Dhashay oo Ka Hadlay Cilaaqaadka Dalkiisa iyo Somaliland

Stockholm (Hargeisa Press)- Wakiilka Taiwan u fadhiya Sweden Mr. Vincent Yao, ayaa ka hadlay muhiimada xidhiidhka dalkiisu la yeeshay Somaliland. Wakiilka Taiwan u qaabilsan Sweden...

Guddida Doorashada Somaliland Oo Soo Bandhigay Natiijada Heer Gobol Iyo Heer Degmo Ee Dadka...

Hargeysa,(HargeisaPress) —Guddiga komishanka qaranka Somaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa waxay maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday tirada dadka guud...

Haweenay Uur 8 Bilood Ah Leh oo Laga Sii Daayey Saldhiga Booliska Wajaale iyo...

Hargeisa (Hargeisa Press) – War-saxaafadeed:- ”18-kii March 2020, Horizon Institute, waxa uu soo saaray codsi uu u diray Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi inuu talaabo...

Somaliland oo Ku Wargalisay Beesha Caalamka Inaanay Qayb Ka Ahayn Hannaanka Doorashada Soomaaliya

Hargeisa (Hargeisa Press) – Dowladda Somaliland ayaa ku wargalisay Beesha Caalamka in aanay qayb ka ahayn hanaanka doorashada Somaliland oo ay tahay dowladd madaxbanaan...

Xukuumadda Siilaanyo Oo Xabsiga u taxabatay Sheekhul Baladkii Hargeysa

Hargeysa, (HargeisaPress) — Ciidammada Booliska Somaliland, ayaa Xabsiga u taxaabay Sheikh Mohamed Sheikh ibraahin  Sheikh Madar,Sheekhul Baladka Hargeysa, ka dib markii sida la sheegay...

Madaxweyne Biixi oo Weftiga Shiinaha Ka Diiday Qorshe Ay Ku Doonayeen In Xidhiidhka Loogu...

Hargeisa (Hargeisa Press)- Sida ay sheegeen ilo xog ogaal ah oo ka tirsan xukuumadda Somaliland, Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa la kulmay...

Ra’iisal Wasaare Khayre: Dalkayaga Soomaaliya Ma Dhamaystirna Inta Ay Maqanyihiin Walaalahayo Somaliland

Muqdisho (Hargeisa Press)- Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa sheegay inuu aaminsanyahay inaanay Soomaaliya dhammaystirnayn inta ay maqanyihiin shacabka reer Somaliland. Ra'iisal wasaare Xasan...

DAAWO SAWIRADA Waxyaabaha Sixirka Ah Ee Gurigooda Laga Soo Gurey Qoyskii Dhawaan Dhibaatadu Ku...

Burco,(HargeisaPress) —Iyada oo ay dhawaan ahayd kadib markii ay qoys ku nool magaalada Burco ay la kulmeen arrin ka yaabisay culimada iyo bulshada magaalada...

Cali Gurey: Go’aanka Maxkamada Sare, Waxaa Looga Gol Leeyahay In Sadex Mudo Kordhinood Lagu...

Hargeisa (Hargeisa Press)- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey) oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland, ayaa ka hadley qaraarkii maanta Maxkamada sare ka soo...

Latest News