Xukuumada Somaliland Oo Rartay 62 Qoys Oo Dhex Deganaa Wadadda Berbera Iyo Wajaale.

0
628

Hargeysa,(HargeisaPress)- Wasiirka jidadka iyo gaadiidka somaliland gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo  maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa maanta raray 62qoys oo dhex deganaa wadada isku xidha berbera iyo wajaale ee berbera corridor.

Qoysaska ayaa waxaa dhul dajisay dawlada hoose ee hargaysa iyo ha”yada qaxoontiga .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here