Xoghayaha Dawlada Hoose Oo Shaaca Ka Qaaday In Khilaaf Adag Soo Kala Dhex Galay Isaga Iyo Maayarka Caasimada Hargeysa+Arrimo Xasaasi Ah Oo banaanka Keenay

0
1130

Hargeysa, (HargeisaPress) —Xoghayaha dawlada hoose ee caasimada Hargeysa Cali Xasan Cawaale(Nageeye), ayaa shaaca ka qaaday in khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo maayarka caasimada Hargeysa,waxaana uu banaanka keenay arrimo xasaasi ah.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here