“Xisbiyada Mucaaridka Waxaan Leeyahay Waaqica Hala Aqbalo, Oo Buuqa Hayska Daayaan”Gudoomiye Saleebaan.

0
529

Gudoomiye Saleebaan Oo Sheegay In Doorashadu Dhacay Wakhtigii Ay Umudeeyeen, Fariina Udiray Xisbiyada Mucaaridka.

Hargeysa,(HargeisaPress) -Gudoomiyaha golaha guurtida somaliland oo saaka ka hadlay falfadhigii golaha oo furay ayaa ka hadlay colaad ka taagan deegaano katirsan gobolka sanaag

Sidoo kale gudoomiye saleebaan ayaa xisbiyada mucaaridka kuwargaliyay in doorashadu ka dhacay wakhtigii ay umudeeyeen farayna in ay muranka iska dayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here