Xisbiga UCID Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah U Sameeyey Madax-Dhaqameed Iyo Siyaasiyiin Kasoo Jeeda Gobolada Bariga Somaliland

0
960

Hargeysa,(HargeisaPress) —Masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa maanta munaasibad soo dhawayn ah u sameeyey madax-dhaqameed iyo siyaasiyiin kasoo jeeda gobolada bariga Somaliland oo kusoo biirey xisbiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here