Xisbiga UCID oo Looga Digay Laba Shir oo ay kala Qabtaan labadii Garab ee Jamaal iyo Faysal

0
857

Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddida Diwaangalinta Ururada siyaasada Somaliland ayaa maanta warsaxaafadeed kasoo saaray dacwadii xisbiga UCID ee labada garab u dhaxeysay.

 

Guddoomiyaha Guddida Diwaangalinta Ururada Siyaasada Somaliland Cabdirisaaq Ciyaale ayaa Warsaxaafadeedkaasi u akhriyay Warbaahinta.

 

 

 

 

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WARKAAS.

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here