Xildhibaan ka tirsan Gollaha Wakiilada Somaliland oo Faahfaahiyey Muhiimada ay Banaanka Islamig ah u leeyihiin Bulshada iyo Dhaqaalaha Dalka.

0
915

Hargeysa, (HargeisaPress) — Xildhiban Xusen Ismciil yusuf oo  ka tirsan mudanyaasha gollaha wakiilada somaliland oo maanta faahfaahiye muhiimada ay bulshada u leeyihin banaanka islamku iyo dhaqalaha dalka iyo sida looga baahan yahan .

Xildhibanku wuxuu tilmaamay sidan aya somaliland uga aradan tahay banaanka islamig ah ee ka shaqeeya dalalka islamka sida dhaqalaha u kor ugu soo qaado

Wuxuu sheegay siday uga faa’iidaysteen dalka islamku oo sheegay inay ka helin maalgalin badan oo la xidhiidhka war soorka dalkoda isagoo tusaale u soo qaatay .dhinaca warashada .xoolaha beeraha .macadanta kaluunka uu sheegay inay bulshadu shaqo abuurka badan ay bulshadau ka hesho.

Xildhiban Xusen Ismaciil Yusuf wuxu talooyinka wax ku oola ah oo la xidiidhka banaanka islamiga ah sida ay gole ahaan ay  gacan uga gaysanayaan inuu dalku yeesha banaan islamig ah oo ay bulsahadu maalgalin ka hesh xakamaynaya ribada ay diiday diinta islamku .

 

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here