Xarun Loogu Tallo Galay Dadka Naafadda Ah Oo Laga Furay Gabiley

0
819

Gabiley (Hargeisa Press.com): Maayarka degmadda Gabiley ayaa maanta xadhiga ka jaray xarun loo dhisay dadka naafadda ah ee magaaladaasi ku nool, kaasoo ay hirgeliyeen dhalinyaradda barnaamijka kobciyaha bulshadda.

Waxaana xadhig ka jarista xaruntan cusub ee naafadda Gabiley ka soo qayb qalay masuuliyiinta degmadda Gabiley, kuwa gobolka iyo qaar badan oo ka mida dadka naafadda ah ee Gabiley ku nool.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here