Xaflad lagu Xusayay Munaasibadda 18 may ee Magaalada Frankfurt Germany + DAAWO SAWIRADDA

0
986

Frankfurt, (HargeisaPress) —  Daawo Sawiro Xaflad aad U Balaadhan oo ay Jaaliyada Somaliland ee Magaalada Frankfurt ee Dalka Jarmalku ugu Dabaal Dageen Xuska 18 May.

11263828_10205574385733510_2079676287_n

Xaflad  aad Ubalaadhan   oo ay Jaaliyada Somaliland ee  Qaybo Kamid ah Gobolada Dalka Jarmalka  ugu Dabaaldegaysay Xuska Munasibada  24 Guura Kasoo Wareegtay Maalinta Madaxbanaanida  Jahuuriyada Somaliland,waxa ka soo qayb galay Shugri Xaaji Ismaciil Boondaro iyo xubno ka socday Xisbiyada UCID iyo wadani.

11297703_10205574435294749_1326276783_n

11139483_10205574436054768_298543685_n

11304139_10205574385933515_1019406594_n

Wariye Abdikariim Qoorgaab – Stutgart

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here