Weftigii Madaxwayne Ku Xigenka Somaliland ee Gurmadka Abarta Oo Lakulmay Xalad Aad U Adag Iyo Argagax Laga Naxayo + Warbixin Wariye Khadar Cakule

0
1015

LUGHAYA , (HargeisaPress) — Wararkii Udanbeeyay Ee Xaalada Abaaraha Gobolada Galbeedka Somaliland Oo Galay Xaalad Aad Uxun Waftigii Uu Hogaaminayay Madaxwayne Ku Xigeenka Iyo Gudida Abaaraha Oo Gurmad Dagdaga Lagaadhay Dadka Abaaruhu Saameeyeen. Wariye Khadar Mahamed Cakulle oo la socda weftiga ayaa warbixin naxdin badan ka soo diyaariyay daawasho wacan..

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Warka.

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here