Wasiiro Isku Beel Ah oo Kawada Tirsan Xukuumada Muuse Biixi oo Weerar Dhanka Afka Ah Ku Qaaday Masuuliyiinta Xisbiga Waddani

0
812

Berbera (Hargeisa Press)- Laba Wasiir oo isku beel ka soo wada jeeda oo ka tirsan Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ayaa weerar dhanka afka ah ku qaaday masuuliyiinta ugu saraysa Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani.

Wasiiradan oo kala ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Xanaanada Xoolaha, Maxamed Kaahin Axmed iyo Maxamed Xasan Gaafaadhi, ayaa waxa ay sheegeen in masuuliyiinta Xisbiga Waddani ay saadaaliyeen in Somaliland ay burburto oo Jabhado iyo qabaa’il lakala noqdo.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here