Wasiirkii Hore Macdanta Somaliland Oo Iska Fogeeyay Eedo Musuq-Maasuq Oo Lala Xidhiidhiyay

0
752

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirkii hore ee wasaarada Macdanta Somaliland ee Xukuumadii Siilaanyo, Xuseen Cabdi Ducaale ayaa waxaa uu iska fogeeyay eedo musuq-maasuq oo lala xidhiidhiyay intii uu xilka hayay oo ahaa in uu ku takrifalay hantida umada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here