Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Markale Ku Celiyey In Wararka Xisbiyada Mucaaradka Ah Wakhtiga Ololaha Laga Sii Dayn Doono Warbaahinta Dawlada

0
1060

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid “Caddaani” ayaa mar kale ku celiyey in wararka xisbiyada mucaaradka ah wakhtiga Ololaha laga sii dayn doono warbaahinta dawlada Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here