Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Gaadhay Dalka Djibouti iyo Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Hore U Joogay + Ujeedada Socdaalkooda

0
1211

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Md Farxaan Aadan Haybe ayaa maanta gaadhay magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti,waxaana sidoo kale isaguna hore u joogay dalka Jabuuti madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here