Wasiirka Cusub Ee Warfaafinta Somaliland Oo Furay Kulan Lagag Tashanayo Tayaynta Saxaafada Somaliland Iyo Xaqiijinta Madaxbanaanideeda

0
955

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL Md Cismaan Cabdilaahi saxardiid (Caddaani) ayaa maanta furay kulan ay soo qabanqaabiyeen Ururka suxufiyiinta Somaliland SOLJA oo ku saabsan tayaynta Saxaafadda S/Land iyo Xaqiijinta Madaxbanaanideeda.

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqalka

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here