Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Sheegay In Xadhiga Saxafiyiinta Loo Mari Doono Hab Sharci Ah

0
898

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo arrimaha garsoorka ee Somaliland Mudane Axmed Faarax Cadare ayaa Sheegay In Xadhiga Saxafiyiinta Loo Mari Doono Hab Sharci Ah, isaga oo sheegay inaan la xidhi doonin saxafi danbe  oo aan waaran maxkamadeed looso wadin.

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here