Wasiir Caddaani Oo Jawaab Ka Bixiyey Hadal Kasoo Yeedhay Dawlada Djibouti Ee Ku Saabsanaa Saldhiga Milateri Eedaymona Usoo Jeediyey Gudoomiye Cirro

0
902

Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid “Caddaani” ayaa jawaab ka bixiyey hadal dhawaan kasoo yeedhay dawlada Jabuuti oo ku saabsanaa Saldhiga Milateri isla markaana ay kusoo bandhigeen dhibaatooyinka uu saldhigaasi usoo jiidi karo dawlada Somaliland,Sidoo kalena waxa uu eedaymo usoo jeediyey gudoomiyaha ahna Murrashaxa xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here