Fanaanka Cawale Aadan oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Boorama

0
732

Boorama (Hargeisa Press) – Waxaa maanta magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal si balaadhan loogu soo dhaweeyay Fanaanka caanka ah ee reer Jabuuti Cawaale Aadan oo mudooyinkii u dambeeyay ku sugnaa Somaliland.

Fanaanka ayaa waxa duleedka magaalada Boorama ku soo dhaweeyay boqolaal ka mida shacab weynaha magaalada Boorama oo isugu jira Dhalinyaro, Haween, Odayaal, Waxgarad iyo masuuliyiin.

HargeisaPress News Desk – Boorama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here