Waftigii Ka Socday Dawlada Somaliya Oo Maanta Deeq Lacageed Oo Loogu Tala Galay Gurmadka Abaaraha Ku Wareejiyay Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland

0
860

HARGEISA , (HargeisaPress) —Waftigii ka soo kicitimay dawlada Somalia ee u socday inay gurmad gaadhsiiyaan dadka walalahooda ee abaarta baahsani ku saamaysay gobolada iyo degmooyinka dalka ayaa manta deeq lacag ah oo dhan Hal Miyan Oo Dollar Ku Wareejiyay madaxwayne ku xigeenka Somaliland.

 

Waxaana deeqdan lacagta ah ay waftiganu ugu tallo galeen in wax loogu qabto dadka walaalahooda ee ay abaartu ku saamaysay gobolada iyo degmooyinka dalka.

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo Muuqaalka Warka

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here