Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Midowga Yurub Iyo Shan Dal Oo Dunida Kamid Ah Oo Soo Gaadhay Hargeysa Iyo Kulan Ay La Qaateen Madaxwayne Siilaanyo

0
1091

Hargeysa,(HargeisaPress) —Wafti balaadhan oo ka socda Modiwga Yurub iyo wakiilo ka socda dalal badan  oo Yurub kamid ah ayaa saaka soo gaadhay magaalada Hargeysa ee caasimada dalka Somaliland,waxaana ay kulan maanta la qaateen madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo”.

Waxaana ujeedada kulankan iyo nuxurka qodobada ay ka wada hadleen ayaa waxa faahfaahin ka bixiyey wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here