Wadahadalladii Somaliland iyo Somalia oo ka Furmaya Djibouti + DAAWO SAWIRADA

0
891

Djibouti, (HargeisaPress) — Madaxweynah Somaliland, Axmed Max’ed Siilaanyo ayaa maanta gaaray dalka Jabuuti, halkaasoo la filayo in saacaddaha soo socda ay kulan ku yeelan doonaan madaxweynah Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.

som djib 2

Madaxweyne Siilaanyo waxa madaarka Jabuuti ku soo dhoweeyey Ra’isal wasaaraha Jabuuti Cabdiqaadir Kaamil Maxamed oo ay wehelinayaan wasiirka Arrimaha Dibeda Jabuuti mudane Maxamuud Cali Yuusuf.

som djib 3

Madaxweyne Silaanyo waxa ay kulan wada yeesheen madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle taas oo uu isagu isku xil saaray inuu kulansiiyo labadda madaxweyne.

som djib 5

Madaxweynaha Jabuuti ayaa martigaliyey kulanka ay ku kulmi doonaan madaxweynaha Somaliland iyo Madaxweynaha Soomaliya, kuwaas oo halkaasi ka sii anbi qaadi doonna wada hadaladii u socday.

som djib 4

Si kastaba ha ahaatee, waddo haladdii u dhexeeyey labadda dhinac ayaa muddooyinkii dambe xakad gallay, iyadoo dhawr jeer oo horana xaga dawladda Fadaraalka Somalia dib uga dhacday maadama oo khilaaf xaga Ra’isal wasaarihii la bedelay iyo madaxweynuhu jiray.

soma djib

 

Abdinaasir Mohamed – HargeisaPress – Djibouti

hargeisaPress@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here