Waa Xildhibaan Fahansan Wixii Loo Doortay Xildhibaan Ismaciil Caga Yare. Qallinkii: Sacad Mohamed

0
1344
Xildhibaan Ismaciil Caga Yare

aniga oo ka mida bulshada reer somaliland  gaar ahaan kuwa dagan Caasimada. Waxa igu waa jiba in aan ka dareen celiyo  Rafaadkii iyo Bacadkii loo soo maray  doorashadii Golaha Deeganka ee CaasimadaHargeisa.

Waxa xusid mudan in aan is waydiino  maxaynu u dooranay Golaha Deeganka?

Waa maxay Shaqadoodu?  hadaba hadaan is yar dultaago  Shaqada Golaha Deeganka laga Sugayo waxyaalaha ugu waa wayn waxa ka mida  Qurxinta Magaalada, Horumarinta kaabayaasha bulshada,  u adeegida dan yarta qaybaheeda kala duwan.

Xilibaankan aan ku soo qaatay qoraalkaygan Xilibaan Ismaciil Caga yare oo ka mida dhalin yaradii ka soo baxday Caasimada Hargeisa  Waxan leeyahay Waa Xilibaan Fahamsan Wixii Loo Soo doortay. waa Xilibaan marwalba agtaagan bulshada qaybaheeda kala duwan, gaar ahaan dan yarta iyo dhalinyarada,

Waa xilibaan ka bilaabay baylahada intii u muuqatay. Waa xilibaanka ka shaqeeya danta dhalin yarada  ahna xilibaanka ugu waxtarka badan bulshada.

Qallinkii: Sacad Mohamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here