Ururka Saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA oo ka Hadlay Xaalada Caafimaad ee Tafatirihii HCTV.

0
550

Hargeysa(HargeisaPress)-Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa maanta warsaxafadeed kasoo saaray xadhiga Tafatirihii tvga Horn Cable oo mudo ku xidhan xarunta danbi baadhista Somaliland,Ururka SOLJA ayaa ka hadlay mudo shan jeer ah oo xaalad caafimaad loola orday Wariye cabdiqaadir coday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here