Ururka Qareenada Somaliland Oo Canbaareeyey Xadhiga Ay Ciidamada Boolisku Kula Kaceen Afhayeenkii Xarunta Xaquuqal Insaanka

0
923

Hargeysa,(HargeisaPress) —Ururka qareenada Somaliland oo maanta kulan iskugu yimi magaalada Hargeysa ayaa waxay si adag u canbaareeyeen xadhiga ay ciidamada booliska Somaliland kula kaceen afhayeenkii xarunta xaquuqal iinsaanka madaxabanaan ee Somaliland oo muddo dhawr cisho ah ku xidhan magaalada Hargeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here