Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Ka Dhawaajiyey In Wali Goobaha Qaar Aanay U Hogaansamin Go’aankii Xukuumaddu Sicir Bararka Kasoo Saartay

0
912

Hargeysa,(HargeisaPress) —Gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in wali aanay goobaha qaar u hogaansamin go’aankii ay xukuumadda Somaliland kasoo saartay sicir bararkii dalka ka taagnaa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here