Taliyaha Ciidanka Badda Somaliland Oo Kormeeray Taliska Berbera

0
838

Berbera (HP): Taliyaha ciidanka Ilaallada Xeebaha Somaliland Admiral Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane), ayaa maanta kormeer ku sameeyey taliska ciidanka Badda ee magaalada Berbera.
Taliye Xiirane, oo markii halkaasi uu gaadhay salaam ka qaatay ciidamadda ayaa ciidanka ku sugan saldhigaasi kula dar-daarmay inay xoojiyaan amniga ilaalada Badda Somaliland. A
Dmiral Xiirane, ayaa sheegay in loo baahan yahay inay ciidanka Baddu si buuxda u suggaan nabad-geliyada xeebaha dalkan Somaliland.
Halkan ka Daawo Warkaasi Oo Muuqaal ah:


Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here