Taliska Ciidamada Dab-demiska Somaliland oo Maxkamad Lala Tiigsaday

0
532

Hargeisa (Hargeisa Press) – Askartii shalay laga eryaya Ciidamada Dab-demiska Somaliland kadib markii lagu eedeeyay inay cuneen qaad islamarkaana ay sigaar cabeen iyagoo shaqada ku jiraa, ayaa waxa ay maanta dacwad ka dhan ah Taliska ciidamada Dab-demiska u gudbiyay Maxkamada Ciidamada Somaliland.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here