Taliska Booliska Somaliland Oo Faah-Faahin Ka Bixiyay Gaadhi Ay Lahayd Shirkada Oomaar Oo Koox Dabley Ahi Af-Duubatay

0
956

Hargeysa, (HargeisaPress) —Taliska guud ee ciidanka booliska Somaliland oo goor dhawayd shir jaraa,id ku ku qabtay xarunta Taliska Ciidanka Booliska ayaa waxa ay faah-faahin ka bixiyeen gaadhi ay lahayd Shirkada Oomaar oo xalay fiidkii ay koox dabley ahi ku afduubtay duleedka magaalada Hargeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here