Tacsi Tiiraanyo Leh Inna lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun!

0
869

Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Axmed Aw Daahir Dugsiiye, Xaaskiisa, Caruurtiisa, reer Dugsiye , Cabdicasiis Cabdilaahi Cade, Shiine Cilmi Kaahin, Mahad jamac Cabdi, Cumar Tahar Xirsi, Yaxye Cismaan, Cabdiqani Jamac Warsame,

 

Dhamaan Dadkaasi oo dhami Waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaan  Canab Xasan Cawke , Axmed Xasan Cawke oo ka tacsiyadaynayaan geeridii ku timiday  Marxuum Siyaad Maxamed Jamac oo maanta lagu assay Magaalada Hargeysa

Marxuumkana waxaanu Alle uga baryaynaa inuu naxariistii jannatu fardawsa ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxyn sabir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

 

Inna lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here