HAMBALYO MEHER WACAN: Bahda HargeisaPress iyo Suxufiyiinta Somaliland Waxay Hambalyo u Dirayaan Abdirashid Gahnug iyo Asma Mahamed

0
911

HargeisaPress — Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Abdirashid Gahnug iyo Asma Mehmed 0o shalay Meherkoodu Ka Magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqda kuwii Aqal-galkooda ku gaadha Nabad-qab, Farxad, Bash-bash iyo Barwaaqo, isku raaga ee Ubad khayr qabana Illaahay kala siiyo. Aammiin………Aammiin…….Aammiin…Allaah ha aqbalo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here