Tacadiya Ka Dhanka Ah Caruurta iyo Haweenka Oo Hargaysa Laga Xusay

0
406

Hargaysa (HP): Waxaa bishan December ku jira 16 maalmood oo loo asteeyay in lagu wacyigeliyo bulshadda tacadiyadda ka dhanka ah Caruurta iyo Haweenka.
Munaaasibad arrintaasi lagu waynaynayo ayaana maanta lagu qabtay magaaladda Hargaysa.
Waxaana xafladaasi ka qayb galay wasiir ku xigeenka caafimaadka Somaliland Mahdi Cismaan Buuri.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here